Sweden (estvlive) 17/02/2017
Wafdigan Ganacsatada ah oo ay ka Socdeen Shirkada East African Holding waxaa kaloo wafdi wehlinayay Shirkad kale oo lagu magacaabo National Cement waxaana wafdiga hogaaminayay Mudane Getechew Okebey.
Masuuliyiinta kasocday Shirkada Allglobal Sweden Abdirisaaq Sh Cabdulaahi oo warbaahinta DDSI u sheegay in uu dhawaan deegaanka Booqasho shaqo uu ku tagay islamarkaana Shirkadooyin ay heshiis lagaleen Wafdigan ganacsatada ah ee kasocda dalka itoobiya iyo Shirkada Allglobal Sweden ayaa waxaa dhaxmaray heshiis wada shaqeyn ah Mustaqbalka.
Comments are closed