Waxaana halkaasi ku wehelinayay Mas’uuliinta katirsan Xukuumadda DDSI oo uu kamid yahay Wasiirka Madaxtooyada DDSI Mudane Cabdi Mahad iyo mas’uuliin oo karisan hay’ada WFB, DFID, UK, oo Mashruuca dhismaha Buundada Geeldoox lacagta ku baxday Mashruuca ay maalgaliyeen.
Waxaa halkaasi khadab dheer ka jeedisay Marwo Sucaad Axmed Faarax oo uga Mahad celisay Mas’uuliintii sare oo mashruucan hirgaliyay xukuumada DDSI ayaa waxey xooga saartay sidii dhamaan adeegyada horumarineed looga haqab-tiri lahaa dhamaan Bulshada dawlada deegaanka Somalida itoobiya Meelkasta Ay Joogaan.
Shacabka Degmada lagahida ayaa Siweyn u soo dhaweeyay Buundada Weyn ee Geeldoox ay maanta Xukuumadda DDSI ay xadhiga kajaray islamarkaana ay u mahadceliyeen xukuumada DDSI sida markasta ay shacabka deegaanka u garab taagan tahay
Ugu dambeyntii, shacabka deegaanka lagahida ayaa aad ugu faraxsnaa buundada Weyn ee Geeldoox.
Comments are closed