Waxaa la sheegay oo wararka aanu heleyno ay sheegayaan in konteenarka loo waday magaalo xeebeed ku taala dalkaasi Liibiya.
Waxaa hase ahaatee dadkaa oo u badnaa qaan gaar ku jiray gabar jidhay 13 sano iyo wiil 14 sano jir ahaa.
Kulli dadkaasi sidaa ayay ku dhinteen. Si kastaba ha ahaatee isla konteenarkaa ayaa laga helay ilaa 56 qof oo kale oo nool.
Shaqaalaha gargaarka ayaa sheegay in badi dadkaasi ay ka yimaadeen dalka Mali.
Muhaajiriinta u jeeda dalalka Yurub ayaa Liibiya sii mara kana gudba badda kala qeybisa Liibiya iyo Talyaaniga ee Mediterranean-ka.
Comments are closed