Xariga nabadoonka ayaa yimid kadib markii uu ka hadlay xakun dil toogasho ah oo lagu riday 7 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin ururk Shabaab xili uu booqash ugu tagay saldhiga weyn ee magaalada.
Nabadoonka Cabdiqaadir Ibraahim Xarago ayaa ah nabadoon ka hadla arrimaya siyaasadda, isla markaana leh shacbiyad.
Comments are closed