French State Secretary for European Affairs Harlem Desir delivers a speech before the vote for the recognition of a Palestine State by France on December 11, 2014 at the Senate in Paris. France’s upper house of parliament voted 154 vs 146 on a proposal to recognise Palestine as a state, after the lower house National Assembly voted for recognition in a highly symbolic gesture. AFP PHOTO / MATTHIEU ALEXANDRE
Dalka Falastiin ayaa waxa aqoonsan inta badan dalalka caalamka marka laga reebo dalalka reer Galbeedka Yurub, Maraykanka iyo dalal kale oo faro ku tiris ah.
Bilihii lasoo dhaafay ayaa waxaa sii xoogeysanayey baaqyada kasoo baxaya Baarlamaanada wadamada Yurub oo intooda badan taageersan in shacabka Falastiin ay yeeshaan dal u gaar ah.
Dhaq dhaqaaqan ayaa sii xoogeystay kadib markii uu burburay wadahadalkii Falastiiniyiinta iyo Israel sanadkii 2014, wadahadaalkasi ayuu garwadeen ka ahaa Xoghayihii Arrimaha Dibada ee Maraykanka John Kerry iyo xukuumadii hore ee Maraykanka ee Barack Obama.
Comments are closed