Sarkaal sare oo ka tirsanaa al-Qaacida oo la diley

UNSPECIFIED, UNSPECIFIED - JANUARY 07:  A U.S. Air Force MQ-1B Predator unmanned aerial vehicle (UAV), carrying a Hellfire missile lands at a secret air base after flying a mission in the Persian Gulf region on January 7, 2016. The U.S. military and coalition forces use the base, located in an undisclosed location, to launch airstrikes against ISIL in Iraq and Syria, as well as to distribute cargo and transport troops supporting Operation Inherent Resolve. The Predators at the base are operated and maintained by the 46th Expeditionary Reconnaissance Squadron, currently attached to the 386th Air Expeditionary Wing.  (Photo by John Moore/Getty Images)

UNSPECIFIED, UNSPECIFIED – JANUARY 07: A U.S. Air Force MQ-1B Predator unmanned aerial vehicle (UAV), carrying a Hellfire missile lands at a secret air base after flying a mission in the Persian Gulf region on January 7, 2016. The U.S. military and coalition forces use the base, located in an undisclosed location, to launch airstrikes against ISIL in Iraq and Syria, as well as to distribute cargo and transport troops supporting Operation Inherent Resolve. The Predators at the base are operated and maintained by the 46th Expeditionary Reconnaissance Squadron, currently attached to the 386th Air Expeditionary Wing. (Photo by John Moore/Getty Images)

Mareykanka (estvlive) 03/03/2017

Abu al-Khayr al-Masri oo ahaa sarkaal sare oo ka risanaa ururka al-Qaacida ayaa lagu diley gudaha dalka Siiriya, weerar ay qaadey diyaarad nooceedu ahaa Dorne.

Weerarkan waxaa fuliyey hay’adda CIA maaintii Axadda ee la soo dhaafey, meel ku dhaw magaalada Idlib xili uu sarkaalku ku jirey gaarigiisa, sida laga soo xiganayo Reuters.

Abu al.Khatr al-Masri ayaa ahaa ninka labaad ee Al-qaacida kadib Ayman al-Zawahiri sida uu sheegay CNN, waxaana wararku sheegayaan in Zawahiri qudhiisa la diley.

 

Sarkaalka sare ee la diley ayaa magaicisa saxda ah yahay Cabdullaahi Maxamed Rajab waxaana uu ka soo jeedaa dalka Masar, waxaana wararku sheegayaan in xaaskiisu ahayd gabadh uu dhalay Usama bin Ladin.

Abu al-Khayr ayaa sanadkii 2001 weydiistey Iran magangekyo kadib weeraradii 11 Seteembar, waxaana uu hadda ka tirsanaa Jabhat Fateh al-Shaam oo horey loo oran jirey al-Nusra.

Iran ayaa ka sii deysey xabsi guri uu u jirey muddo laba sano ah ka hor waxaana ay ku bedalatey Diblomaasiyiin al.-Qaacida ay ku qabsatey dalka Yemen.

Sida Maraykanku sheegayo dilkiisa ayaa soo afjaraya muddo 19 sano ah oo uu abxssfda ahaa, waxaana Maraykanku sheegtey in uu kamid ahaa kuwii abaabuley weerarkii safaraadaha Maraykanka ee dalalka Kenya iyo tansaainiya sanadkii 1998

Comments are closed