Madaxweynaha DDSI iyo wafdigiisa oo Warbaahinta DDSI u sheegeen in waqtigan xaadirka socdaal dheer ku marayaan degmo ilaa tuulooyinka taasoo ay xaalad kasta ay soo wajahdo shacabka deegaanka ay la qeybsan lahaayeen islamarkaana Masuuliyiinta Xukuumadda DDSI ay hoosta ka xariqayaan xaalada degdega ah ee markaa taagan sidii wax looga qaban lahaa.
Ugu dambeyntii, Madaxweynaha DDSI ayaa geed deeg ilaa Shaqsi shaqsi u wareystay xalada degmada garbo madaxweynha ddsi ayaa ballan qaad sameeyay talooyinka ay soo jeediyeen bulshada ku dhaqan degmada garbo.
Comments are closed