EPRDF Kulan labo Maalmood Socday oo Shaleyto Lasoo Gabogabeeyay

Addisababa (estvlive) 09/04/2017

Xisbiga taladahaya ee dalka Itoobiya EPRDF ayaa shaleyto kulan ay yeesheen ayaa waxey hoosta ka xariiqeen qodobo dhowr ah taasoo lagu xoojinayo qorshaha labaad kobaca (GTP-II).

 

Qorshahan ayaa waxaa laga hirgalin doonaa dhamaan dalka wuxuuna As aas u yahay mustaqbalka qorshaha lagu hagi doono dalka kulanka ayaa wuxuu socday labo maalmood waxaana lasoo gabagabeeyay shaleyto.

Golaha EPRDF ayaa sheegay qorshaha hogaaminta xubnaha xisbiga iyo wakiilada shacabka ay wada gaareen qorsho loowada dhan yahay taasoo lasii xoojin doono oo ay noqon doonto mid taxano ah.

Comments are closed