Waxaa la isla gartay in la joojiyo ciqaabta warbaahinta iyo in arinka warbaahintu uu yahay mid sal balaadhan oo ay tahay in cid walib ka qaadato doorkeeda si loo hurumariyo.
Kulanka waxaa martigelisay xarunta Xuquuqal Insaanka oo uu gacan ka siiyay ururka la yidhaahdo International Media Support. Ururka suxifiinta ee SOLJA ayaa qayb laxaad leh ka qaatay abaabulka iyo hirgelinta kulanka.
Kulanku wuxuu soo jeediyay talooyinkan soo socda:
Comments are closed