OGEYSIIS: Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Jubaland oo kadhici doonta London

London (estvlive) 05/05/2017

Waxaa dhamaan shacabweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK gaar ahaan reer Jubaland lagu wargelinayaa inay kasoo qeyb galaan xaflad lagu soo dhaweeynayo madaxweynaha Jubaland oo ka dhici doonta magaalada London.Macluumaadka xaflada oo dhameystiran hoos ka akhriso:

Maalinta: Axada
Taariikhda:14ka May 2017
Saacada: 18:00-Midnght

Goobta:Amba Marble arch/Amba Hotel,London W1H 7EH

Wixii faahfaahin ah kala xiriir telefoonada hoos ku qoran

 

07428639219

07475024286
07852708277
07882056474
07508979945

Comments are closed