Mar la weydiiyey Raysalwasaaraha dalka Montenegro Dusko Markovic sida uu arkey in la riixey gadaalna la mariyey ayuu arrinka dhan dejiyey waxbana kama soo qaadin, taas beddelkeed waxa uu Maraykanka ku amaaney in ay dalkiisa ku taageereen in ay xubin ka noqdaan NATO.
Afhayeenka Aqalka cad Sean Spicer oo la weydiiyey sababta Donald Trump u riixey madax dalal kale ayuu ku jawaabey ma daawan mana arkin muuqaalkaas.
Warbaahinta qaarkeed ayaa ku tilmaamey ficilka Trump ballan qaadkiisi ahaa Puts ‘America First, cid kale nagama hor mari karto.’
Comments are closed