Wasiirka Waxbarashada DDSI mudane Ibraahim Sacab ayaa kula dardaarmay Masuuliyiinta xubnaha Imtaxaanka sidii looga bartay ismaamulka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ayaa ku guuleysatay ilaalinta Itixaanka heer qaran sanadkii lasoo dhaafay imtixaankii heer qaran ee dugsiga sare lagaga gudbayay la soo dhigay Online-ka. kadib dawlada federaalka ayaa waxey soo xushay 300 xubno oo ilaaliya imtixaanka heer qaran ee dalka guud ahaan taasoo markii ugu horeysay ismaamulka dawlada deegaanka loo wakiishay masuuliyadaasi inta la’eg lagu aaminay taasoo sumcad weyn u ah dawlad deegaanka somalida itoobiya
Wariye madaale jigjiga estvnews@hotmail.com
Comments are closed