waxaana deeqdan lacageed ku wareejiayay gudiga abaaraha komoshineerka komishinka booliska DDSI mudane Farxaan Daahir Barkhadle iyada oo uu ka la wareegay deeqdan lacageed gudoomiyaha gudiga abaaraha ee ganacsatada deegaanka mudane Khadar Macalin Cali oo sheegay inay ciidanka booliska deegaanku uu aad mahadsanyahay islamarkaana ay markay amniga deegaanka meel saareen usoo gudbeen ka qaybqaadashada horumarka iyagoo bil mushaarkoodii ah iskasoo jaray kunasoo wareejiyay gudiga abaaraha. Wuxuuna intaa kudaray inay ciidanka booliska deegaanku ku dayasho mudanyahay.
Ugu danbayna waxaa goob joog ka ahaa goobta lagula kala wareegayay deeqdan lacageed mas’uuliyiinta xafiiska ka hortaga iyo udiyaargarawga masiibooyinka DDSI.
Comments are closed