Wasiirka arimaha dibadda Jarmalka, Sigmar Gabriel, ayaa mar sii horaysay dib u qaabeeyay digniin xaga socdaalka ah oo dalkiisu dadka iyo shirkadaha Jaramalka ah ugu digay in ay dib u eegaan qorshayaashooda ay ku doonayaan in ay ku maal gashadaan Turkiga.
Cavusoglu ayaa sheegay in Jarmalku ku dhaqmayo laba wajiilayn maadaama uu magangalyo siiyey waxa uu ku sheegay argagixisada PKK iyo kuwa Gulen taabacsan.
Waxaanay wasaaradiisu ka dalbatay Jarmalka inuu ixtiraamo xaqa Turkigu u leeyahay inuu la dagaalamo ururada “argagixisada ah” iyo in labada dal “diiradda saaraan yoolka ay wadajirka u hiigsanayaan mustaqbalka fog”
xigasho bbc
Comments are closed