Saddexdan dal iyo Masar ayaa xiriirka diblomaasiyeed u jaray, ayaga oo Qatra ka xirtay xuduudahooda dhulka iyo hawada 5-tii June, sababo la xiriira inay taageerto xagjiriinta.
Qatar ayaa beenisay inay tagaeerto argagixisada, waxaana ay sidoo kale ku gacan seertay diiwaan dalalbyo ah oo ay afartan dal soo jeediyeen, si Qatar ay uga qaadaan xanibaadda.
Cabashada Qatar, ayaa waxaan ku jirin dalka Masar, hase yeeshee waxa ay saddexdan dal ee kale ay ku eedeeneysaa inay ku kacayaan xadgudubyo dhinaca ganacsiga ah, islamarkaana ficilladooda aysan saameeneyn oo kaliya Qatar, balse sidoo kale dalalka kale ee ganacsiga uu kala dhaxeeyo Qatar.
Comments are closed