Jigjiga (estvlive) 07/08/2017
Waxaa Magaalada Jigjiga shaleyto Soo gaadhay Mudane C/risaaq Sheekh Cabdullaahi oo kamid ah Qurbajoogta ku dhaqan dalka Sweden oo ah xuban aad u firfircoon ka qeybqadashada taageerda XDSHSI iyo hormarka iyo nabadgalyada iyo maamulka suuban Mudane C/risaaq oo Warbaahinta DDSI u sheegay Shirkada Allglobal Advisory Project Group Xarunteeda Weyn ee Sweden ah uu Wakiil uga yahay Deegaanka mardhowna Mashaariicyo Waaweyn ka fulin doonto Deegaanka.
Comments are closed