Labada qarax ee kale ayaa ka dhacay nawaaxiga xarun lagu hayo dad baro kacayaal ah, halkaasi oo la rumeysan yahay inay ku dhinteen in ka badan 30 qof, dhaawacuna uu ka badan yahay 45 ruux.
Weeraradan ayaa lagu soo beegay xili ay ciidamada dowlada Nigeria ku guuleysteen inay kooxdaasi ka saaraan dhul badan oo ay horey u heysteen, waxayna Boko Xaram hada dar dar gelisay weerarada ismiidaaminta ah oo ay inta badan u adeegsadaan gabdho aad u da’a yar oo ay afduubteen.
Comments are closed