Xaaladda magaaladda buuhood ayaa saaka degan, waxaana socoto waan-waan nabadeed oo ay wadaan odoyaasha, culuma’udiinka iyo waxgaradka degaanka oo lagu doonayo in lagu joojiyo colaada dhexmartay labada beelood ee walaalaha oo maleeshiyaadkoodu ay weli isku hor-fadhiyaan gudaha magaaladda.
iska horimaadka ka dhacay magaaladda ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaaraya 8 qof, tiro intaa ka badana yaa ku dhaawacmay, waxaana uu dagaalku salka ku hayo aano qabiil oo u dhaxeysa beelaha Cali Gari iyo Reer Hagar oo ka wada tirsan beesha Dhulbahante.
Comments are closed