Laba kamid ah ciidanka Booliska ayaa dhaawac fudud ka soo gaarey gacmaha. Ninka weerarka geystey ayaa ahaa 26 sano jir, lama sheegin jinsiyadiisa, waxaana hadda waraysanaya Booliska oo sheegay in ay ku tuhmayaan arrimo argagixsnimo.
Weerar kan lamid ah ayaa ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljimka, waxaana aad isugu dhawaa xiliyada, ninkii geystey weerarka Brussels ayaa boolisku toogtey waxaana uu ku geeriyoodey Isbitaalka, qaar kamid ah warbaahinta ayaa sheegaya in uu asaal ahaan ka soo jeedo Soomaaliya.
Comments are closed