Wafdi uu Hogaamin Madaxweyne Cabdi dib ugu soo Laabtay Jigjiga

Jigjiga  (estvlive) 31/08/2017

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Saaka dib ugu soo Laabtay Xarunta Maamulka DDSI Ee Magaalada Jigjiga.

Madaxwaynaha DDSI ayaa mudo 45 maalmood ku sugnaa Caasimada dalka Itoobiya ee Addisababa halkaasi oo Masuuliyiin Sare Oo Ka Tirsan Ismaamulada dawlad deegaanada loogu qabtay Siminaaro lagu Xoojinayo tayada maamul wanaaga dalka iyo deegaannada dalka.

Wafdiga Madaxweynaha DDSI uu hogaamin ayaa Siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada jigjiga waxaana halkaasi siweyn ugu soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda DDSi.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha DDSI ayaa shir jaraa’id qaban doona oo ka warbixin doona Safarkii 45 maalmood kaga

Comments are closed