Ogeysiis Qurbajoogta DDSI Waqtigan Xaadirka Ah Deegaanka Jooga

Jigjiga (estvlive) 03/09/2017 

Dhamaan Qurbajoogt DDSi ee Waqtigan Xaadirka ah ee ku sugan Deegaanka waxaa lagu wargalinayaa in ay ka soo Qeybgalaan Xaflad Qurbajoogta DDSI loogu qaban doono Magaalada Jigjiga.

Ujeedada Xaflada ayaa ah madaama ay Qurbajoog badan ay soo booqdeen deegaanka Qaar kamid ah ay kormeer ku soo mareen sida gobolada Doolo Qoraxay Jarar.

Qurbajoogta iyo Xukumadda DDSI ayaa xafladasi wadatashi ku yeelan doonaan Waxaana laqaban doonaa sanadka Cusub ee Tirsiga Itoobiya oo ku beegan September 12/09/2017 Taarikh 2da ila 3da Bisha Mäskäräm.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan idinku soo gudbin doonaa

Comments are closed