Qoysaska ka faa’idaystay ayaa ahaa dad ku nool buushashka magaalada ee barakacayaasha ah, waxaana loogo dan lahaa inay dadka kale la wadaagaan farxada ciidda .
Mashruuca fulintiisa waxaa ka qayb qaatay mas’uuliyin ka socday rabidada calaamka islaamka ee fadhigeedu yahay Sucuudiga.
Hay’adda Tadamun ayaa gobolada dalka ka fulisa mashruucyo badan oo dhinaca bini’aadanimada ah.
Comments are closed