Sidoo kale Xassan Muuse Cawl ayaa ku raacay isagoo intaas raaciyey “waxaan leeyahay dadku ha aaminaan wanaagna saadaaliyaan”
Shirkan waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin labada dhinaca ah oo ay kamid lahaayeen Keyse Cabdi Yuusuf W. Amniga Khaatumo, Saleebaan Ciise Xaglotoosiye iyo siyaasi aad uga dhexmuuqda wadahadalada xilna aan hayn Baashe Cali Jaamac.
Kulankan oo la shaacin wixii laysla qaatay ayaa shaki ay fiiqsadeen dadka degaanada Khaatumo metelayso, taas oo haatan ay hoos u dhac ku imaanayso marba marka ka danbaysa, waxaan la ogaan doonaa 16 bishan.
Comments are closed