Ogeysiis Shacabka DDSI u Safraya Magaalada Addisababa (warbixin)

Jigjiga (estvlive) 14/09/2017 

Shacabka deegaanka Somalida Itoobiya Waxaa lagu wargalinayaa hadey u safrayaan Addisababa in ay maraan Wadooyinkan hoos Ku Xusan

Wadada Jigjiga — Tuli guuleed

Tuli-Guuleed — Samakaab

Samakaab — Shiniile

Ama Jigjiga —- Tuli guuleed

Samakaab — dhambal —Shiniile.

Waxaana gaar ahaan ardayda iyo xujayda iyo ganacsatada la ogaysiinayaa inay isticmaalaan diyaarad inta ay xaaladu ka dagayso cida aysan diyaarad usuuroobaynina inay maraan wadadan Wadada Jigjiga — Tuli guuleed —Tuli-Guuleed — Samakaab —Samakaab — Shiniile Ama Jigjiga —- Tuli guuleed —Samakaab — dhambal —Shiniile.

 

 

Comments are closed