TVga Oromada Borobagaando Abuurayaan dhiigga dad masaakiin DDSI ay daadinayaan

Jigjiga (estvlive) 15/09/2017

TVga Oromada ee Afka Xukuumadda Ismaamulka Oromada ayaa borobagaando Abuurayaan kadib dhiigga dad masaakiin  ee DDSI markii lagu daadiyay magaalada Awadaay.

Tvga Oromada oo borobagaando Abuurayaan Xukuumadda DDSI ayaa taaloobo sharci ah ka qaadi doonta sida ay warbaahinta DDSI u sheegeen in dalka Itoobiya sharci iyo kala dambeyn uu jiro iyagoo ixtiraamaya shuruucda dalka u yaala.

     Xaga Hooso ka daawo borobagaando Tvga Oromada 

 

 

Comments are closed