Wasiirka xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha DDSI Mudane Maxamed Bile Xasan oo Xaleyto Tvga Caalamiga ee Universal Tv uga warbixiyay Qaadka lasumeeyay ee 15-qof ku dhimatay ila 38-qof kale lagu daaweeyn cisbitalka magaalada Jigjiga.
Waxaana ka dambeeya ayuu yiri wasiirka kuwa masuuliyiin ka ah ismaamulka oromada wuxuu intaa ku daray in dhamaan somalida uu uga digayo qaadka sumeysan.
Comments are closed