Labada Hogaamiye ee Qadar iyo mareykanka ayaa la filayaa in inta uu socdo kulankooda in ay isla soo hadal qaadaan doorka uu Mareykanka ka qaadan karo xalinta arrimaha Khaliijka
Maalmo ka hor ayey ahayd markii uu Mareykanku sheegay in uu dhexdhexaadin ka dhex bilaayo Qadar iyo dowladaha Masar, Baxreyn iyo Sacuudiga oo isku dhinac ah.
Comments are closed