RW Itoobiya Hailemariam Ayaa Kulan Layeeshay Odayaasha Dhaqanka Oromada iyo Somalida

Addisababa (estvlive) 17/09/2017

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Dessalgen  ayaa shaleyto Kulan layeeshay Qaar kamid ah Masuuliyiinta Oromada iyo Odayaasha Dhaqanka Somalida iyo Oromada.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Dessalgen ayaa ugu horeyn tacsi u diray shacabka dalka Itoobiya gaar ahaan shacbka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya iyo eheladii dadkii lagu dilay magaalada hawadaay.

Waxaana kulankaasi ka soo qeybgalay Madaxweynaha dawlad deegaanka Oromada lemma megersa odayaasha dhaqanka somalida Itoobiya ayaa warbaahinta DDSI u sheegeen maalinta isniinta ah go’aan cod ay soo saari doonan xukuumadda federalka Itoobiya.

Madaale jigjiga emailka estvnews@hotmail.com

Comments are closed