DAAWO Jaaliyadda DDSI Ee Boorama Tacsi u direen Shacabka DDSi lagu laayay Hawaday

Boorama (estvlive) 19/09/2017

Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Boorama Somaliland Mudane Axmed ayaa isagoo ku hadlaya Magaca Jaaliyadda DDSI Ee Boorama  wuxuu tacsi u Diray Guud ahaan Shacabka dawlad deegaanka somalida itoobiya in uu samar Allaah ka Siyo Shacabkii DDSI ee lagu laayay magaalada Hawaday.

Waxeyna gaar ahaan tacsi u Dirayaan dhamaan Eheladii Iyo Qaraabadii dadkii lagu laayay magaalada Hawaday ee Ismaamulka dawlad deegaanka Oromada.

     Halka Hoose ka Daawo Muqaalka

 

 

Comments are closed