DAAWO Jaaliyadda DDSI Somaliland oo Beeneysay In Oromo Waxyeelo loogu Geystay Boorama

Boorama (estvlive) 19/09/2017

Jaaliyadda DDSI Ee Gobolka Awdal Somaliland ayaa beeneysay in waxyeelo loogu geystay Qoomiyada Oromada Itoobiya.

Waxaa warbaahinta lahadlay Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Gobolka Awdal Mudane Axmed Nuux Jamac Xafiiskiisa Magaalada Boorama kula hadlay

Daawo Xaga Hoose Muqaalka

 

 

 

Comments are closed