DAAWO Odayaasha Dhaqan Somaliland oo Tacsi u diray Shacabkii DDSI ee lagu laayay Hawaday

Somaliland  (estvlive) 19/09/2017

Odayaasha Dhaqan Somaliland ayaa maanta waxey tacsi u Dirayaan dhamaan Guud ahaan Shacabka dawlad deegaanka somalida itoobiya in uu samar Allaah ka Siyo Shacabkii DDSI ee lagu laayay magaalada Hawaday.

Waxeyna gaar ahaan tacsi u Dirayaan dhamaan Eheladii Iyo Qaraabadii dadkii lagu laayay magaalada Hawaday ee Ismaamulka dawlad deegaanka Oromada.

     Halka Hoose ka Daawo Muqaalka

 

 

 

Comments are closed