DAAWO Qaar kamid ah Jaaliyadda DDSI Ee Australia Tacsi u Diray Shacabka DDSi

Australia  (estvlive) 19/09/2017

Qaar kamid ah Jaaliyadda DDSI Ee Australia Melbourne ayaa waxey tacsi u Dirayaan Guud ahaan Shacabka dawlad deegaanka somalida itoobiya in uu samar Allaah ka Siyo Shacabkii DDSI ee lagu laayay magaalada Hawaday.

Waxeyna gaar ahaan tacsi u Dirayaan dhamaan Eheladii Iyo Qaraabadii dadkii lagu laayay magaalada Hawaday ee Ismaamulka dawlad deegaanka Oromada.

     Halka Hoose ka Daawo Muqaalka

 

 

Comments are closed