Xaflada Qurbajoogta ayaa waxaa ka soo qeybgalay wakiilo ka socda jaaliyadda DDSi ee Germany Isla-markaana madaxweynaha DDSI Cabdi maxamuud Cumar ayaa gudoonsiyay Shahaado Sharaf Jaaliyadda DDSi ee Germany waxaana u Gudoomay Afhayeenka jaaliyadda DDSi Germany Mudane Bashiir Cabdi Xasan.
Ugu dambeytii Jaaliyadda DDSI ee Germany oo Xaflada ku qabsaday Magaalada frankfurt ayaa warbaahinta DDSi u sheegay in ay cambaareynayaan Dadkii ka dambeeyay weerarkii lala beegsaday Qowmiyadda Somalida Itoobiya waxeyna tacsi u direen eheladii dadkii lalaayay.
Comments are closed