Madaxweynaha DDSI Wafdi uu Hogaamin oo Kormeer ku Tagay Deegaanada DDSI

Jigjiga (estvlive) 21/09/2017

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaanminaya wafti balaadhan  ayaa dhanka xarunta deegaanak uga ambabaxay dhanka dhulka ciid , Si uu xadhiga ugasoo jaro ceelasha dhaadheer ee laga qoday dhulka ciida  ee uu joogoodu sareeyo iyo biyo galinta dheer ee laga sameeyay in kabadan 160 km ee mashruuca biyogalinta  2aad ee Birqod gunagado, marsin danood, banka xabuuba iyo gaashaamo.

Comments are closed