Sweden (estvlive) 22/09/2017
Taasoo ah Somalida Dawlad deegaanka Itoobiya ay yihiin kuwa dhaqankooda ku adag isla-markaana Madaxweynaha oo shacabka Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya u cadeeyay in labada Shacab Somalida Iyo Oromada ay yihiin labo Qowmiyadood oo walaalo yahiin.
Ugu dambeyntii ayaa jaaliyadda DDSi Sweden waxey codsadeen in maxadkad lasoo taago dadkii ka dambeeyay in shacabka dawlad deegaanka somalida itoobiya agu laayay deegaanka Oromada.
Comments are closed