Denmark Jaaliyadda DDSI Xaflad Lagu Taageeri Go’aamadii Kasoo Baxay DDSI Iyo Tacsi Loo Diray Shacabka DDSI

Denmark  (estvlive) 22/09/2017

Jaaliyadda DDSi ee Denmark ayaa Xaflad Lagu Taageeri hormarka iyo Maamulka Suuban dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya kajira lagu qabtay.Jaaliaydda DDSI Denmark ayaa ugu horeyn waxey tacsi u direysaa dhamaan shacabka DDSI iyo eheladii Dadkii Shacbaka DDSI lagu laayay Deegaanka Oromda.

Jaaliyadda DDSi ee Denmark waxey soo dhaweynayaa goaamadii kasoo baxay Dawlada federaalka Itoobiya isla-markaana waxey soo dhaweyneysaa Talaabooyinka Xukuumadda DDSI ay qaatay taaso ka mid ah Shacabkii ku dhax-noolaa ee kasoo jeeday Qowmiyada Oromada uu Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ku booriyay Shacbaka DDSI in aan loo geysan waxyeelo.Taasoo ah Somalida Dawlad deegaanka Itoobiya ay yihiin kuwa dhaqankooda ku adag isla-markaana Madaxweynaha oo shacabka Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya u cadeeyay in labada Shacab Somalida Iyo Oromada ay yihiin labo Qowmiyadood oo walaalo yahiin.

Ugu dambeyntii ayaa jaaliyadda DDSi Denmark waxey codsadeen in maxadkad lasoo taago dadkii ka dambeeyay in shacabka dawlad deegaanka somalida itoobiya agu laayay deegaanka Oromada.

Comments are closed