DAAWO Itoobiya oo Beeneysay Eedeyno Waxeyna Ku Tilmaantay Kuwa Mala-awaal Ah

Nairobi (estvlive) 27/09/2017

Dawlada Itoobiya ayaa beeneysay eedeymo la xiriira in wadamada jaarka la ah in ay dad magangalyo doon ah dalkeeda ka soo jeeda ay soo afduubato.

Safiirka Itoobiya u fadhiya dalka Kenya Ambassador Dina Mufti  ayaa waxuu uga digayaa dhamaan warbaahinta, inay ka fogaadaan inay faah-faahino mala-awaal ah bixiyaa.

                                   DAAWO Warbixinta

 

Comments are closed