Tacsi Tiiraanyo Leh Allaah Unaxaristo Ugaas Axmed Xaashi (Turki) oo Ku Geeriyooday Jigjiga

Jigjiga (estvlive) 29/09/2017

Ugaas Axmed Xaashi (Turki)  Oo Ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga  Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Anagoo Ah Qoyska Ugaas Axmed Xaashi (Turki) Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Direynaa, Ree Axmed Xaashi: Waxaanu Ilaahay Uga Baryeynaa Inuu Marxuumka Jannadii Fardowsa Ka Waraabiyo. Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Eheladii Uu Ka Geeriyooday Oo Aanu Ka Mid Nahayna Samir Iyo Iimaan Naga Wada Siiyo.

Annagoo Ah Howlwadenada Warbaahinta DDSI, Waxaan Dhankanaga Marxuumka Ugu Ducaynaynaa Inuu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo, Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Tegayna Samir & Iimaan Ka Siiyo Aamiin

 

 

Comments are closed