Ogeysiis Qaran-Joogta Waxaa laguwargalin In ay soo Gudbiyaan Rasiidada Taakuleynta

Jigjiga (estvlive) 02/10/2017

Gargaarka dadkii soomalida ahaa ee kasoo barakacay deegaanka oromada in gudigii taakulaynta iyo gargaarka barakacayaasha ay xafiis ka furteen xafiiska xarunta dhexe XDSHSI.

Hadaba waxaa cid kastoo ku sugan dalka ama deegaanka gudihiisa islamarkaana lacag ku shubay accountiyada la ogaysiinayaa in ay rasiidada ay lacagaha ku shubeen keenaan xafiiska ay gudidu ka furteen xarunta dhexe XDSHSI. Sidoo kale cida wada lacag kaash ahna ay keenaan isla xafiiska xarunta dhexe ee XDSHSI.

Comments are closed