Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada DDSI Ayaa Siweyn Laagu Soo Dhaweyay RGIA International Airport Hyderabad india
India (estvlive) 02/10/2017
Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada DDSI Maxamuud Axmed Nuur (heeryo) Ayaa siweyn Jaaliyadda DDSI Inda ku Soo dhaweeyeen RGIA International Airport ee magaalada Hyderabad ee dalka india .
Mudane Maxamuud ayaa uga mahadceliyay Jaaliyadda DDSI ee Dalka India sida sharafta leh ay ugu soo dhaweeyeen Airport ee magaalada Hyderabad.
Wasiir Kuxigeenka DDSI ayaa howlo shaqo u tagay dalka India wxii kasoo kordha dib ayaan idinku soo gudbin doona socdaalka Wafdiga
Comments are closed