Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada DDSI Ayaa Siweyn Laagu Soo Dhaweyay RGIA International Airport Hyderabad india

India (estvlive) 02/10/2017

Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada DDSI Maxamuud Axmed Nuur (heeryo) Ayaa siweyn Jaaliyadda DDSI Inda ku Soo dhaweeyeen RGIA International Airport ee magaalada Hyderabad ee dalka india ??.

Mudane Maxamuud ayaa uga mahadceliyay Jaaliyadda DDSI ee Dalka India sida sharafta leh ay ugu soo dhaweeyeen Airport ee magaalada Hyderabad.

Wasiir Kuxigeenka DDSI ayaa howlo shaqo u tagay dalka India wxii kasoo kordha dib ayaan idinku soo gudbin doona socdaalka Wafdiga 

Comments are closed