DAAWO Oromada Ku Dhax-nool Somaliland oo Sheegay Wax Dhibaatooyin Ah Loo Geysan

Hargeysa (estvlive) 04/10/2017

Wasiirka Warfaafinta dalka Itoobiya ayaa ku eedeeyay Somaliland 3000-qof oo Oromo ah in laga soo barakiciyay oo ka shaqeysan jiray Magaalada Hargeysa.

Soamliland ayaa hadalka beeneysay Waxaana Saaka BBCda u sheegeen Oromada ku dhax-nool magaalada hargeysa wax dhib ah aan loogeysan ayna ka shaqeystaan

                         DAAWO Xaga Hoose Ka dhageyso

 

Comments are closed