DAAWO: Madaxda Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo ka warbixinaya Shirka Kismaayo ka furmi doona

Kismaayo (estvlive) 06/10/2017

Madaxweeynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in uu ka qeybgali doono shirka uu martigeliyay Madaxweynaha Jubaland ee maalinta Axadda ah ka furmi doona Kismaayo.

Halkan ka daawo shir jaraa’id ee labada Madaxweeyne soo dhaweynta kadib; 

Comments are closed