Masuuliyiinta Jubbaland Khilaaf kala Soo Dhaxgalay Wasiiirka Amniga oo Shirka ka Gadooday

Kismaayo (estvlive) 08/10/2017

Masuuliyiinta Jubbaland oo Khilaaf kala soo dhaxgalay Wasiirka amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Janan ayaa ka gadooday iska iyo xildhibaano ka Tirsan Jubbaland waxeyna ka gadoodeen shirka maamul goboleedyada kismaayo lagu qaban waxeyna ku sugan yihiin masuliyiintan magaalada Doolow

                              DAAWO Xage Hoose

 

Comments are closed