Qoloji (estvlive) 11/10/2017
Hadaba, bulshada barkacayaasha ah ee kudhaqan tuulada qoloji oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu mahadcelinayaan qurbajoogtan walaalahooda ah ee soogaadhsiiiyay deeqdan
Dhankooda, xubnihii qurbajoogta ah ee deeqddan soogaadhsiiyay bulshada ayaa sheegay in ay yihiin urur DDSI ah oo qurbajoog ah islamarkaan dadaal ugujira taakulaynta bulshadooda. Waxayna xuseen in ay kakoobanyihiin dadfarabadan oo qurbajoog ah. Waxayna tilmaameen in dadaalkooda taakulaynta ah ay san ahayn intan uun balse ay siiwadayaan waligoodba
Ugudanbayna, gudiga abaaraha ayaaa u mahadceliyay ururka DDSI ee qurajoogta ah islamarkaana soogaadhsiiyay deeqda bulshada barakacayaasha ah. Waxayna xuseen in qurbajoogtani ay yihiin qurbajoog muwaadimiin ah oo daqansho lah slamarkaana ajarbadan iyo wanaagbadanba ka helay bulshadooda iyo xukuumadooda.
Comments are closed