Garbahaarey (estvlive) 13/10/2017
Dibadbaxan ka dhacay magaalada Garbahaarey ayaa noqonaya fal celintii ugu horeysay ee shirkii Kismaayo oo ahaa kii ugu horeeyay oo ay yeeshaan madaxda dowlad gobolleedyada oo dowladda federaalku wax door ah ku lahey.
Comments are closed