Madaxweyne Cabdi oo Ka Qeybgalaya Xuska 25aad Xisbiga SEPDM oo Lagu Qaban Magaalada Hawaasa

Jigjiga (estvlive) 18/10/2017

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dhanka xarunta deegaanka uga amba baxay dhanka xarunta dalka ee magaalada addisababa. Iyagoohalkaasugasii gudbi doona magaalada hawaasa ee xarunta deegaanka shucuubta koonfureed  islamrakaana ka qaybgali doona xuska  sanadguurada 25aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadeed ee shucuubta koonfurta itoobiya SEPDM.

Comments are closed