Jigjiga (estvlive) 18/10/2017
Sida la wada ogsoon yahay xarunta maamulka DDSI ee magaalada jigjiga ayaa martigalisa dhamaan fanaaniinta iyo Abwaanadda iyo sifa loo kobciyo islamarkaana dib loogu soo nooleeyo dhaqanka Soomaaliyeed ee quruxda badan.
Ugu dambeyntii, deegaanka Somalida Itoobiya ayaa ah deegaan dhamaan fanaaniinta Soomaaliyeed u soo booqasho taagan
Comments are closed