DAAWO Cali Khaliif Galery oo eedeyn culus u jeediyay Puntland

Hargeysa  (estvlive) 21/10/2017

Madaxweynaha maamulka Khatumo State Prof Cali Khaliif Galeyr oo maalintii shalay heshiis kula saxiixday magaaalada Burco madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo ayaa eedeyn kulul u jeediyay maamulka Puntland oo sida uu hadalka u dhigay sheegay in ay duulaan ku yihiin deegaannada Khatumo.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in la furo dastuurka Soomaaliland, islamarkaana ciidamada Khatumo lagu daro Soomaaliland.

Daawo Muuqaalkan :

Comments are closed