Jawhar (estvlive0 24/10/2017
Lama oga waxa ay ka wada hadleen Gaas iyo Waare waxaase loo maleynayaa in labada mas’uul isla soo qaadeen shirka madaxweyne Farmaajo uu ku martiqaaday madaxda dowlad gobolleedyada ee dhawaan la filayo in uu ka dhaco Muqdisho.
Comments are closed